Daawo: Maydka Boqorkii Feedhka Muhammad Ali Oo La Geeyay Magaaladii Uu Ku Dhashay Louisville Oo Jimcaha Lagu Aasi Doono

0
Tuesday June 07, 2016 - 09:12:25 in by salman abdi
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Maydka Boqorkii Feedhka Muhammad Ali Oo La Geeyay Magaaladii Uu Ku Dhashay Louisville Oo Jimcaha Lagu Aasi Doono

    Maydka boqorkii feedha dunida Muhammad Ali oo jimcihii ku geeriyooday, ayaa gaadhay magaaladii uu ku dhashay kuna soo barbaaray ee Louisville, halkaas oo jimcaha lagu aasi doono, sida qoyskiisu shaaciyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maydka boqorkii feedha dunida Muhammad Ali oo jimcihii ku geeriyooday, ayaa gaadhay magaaladii uu ku dhashay kuna soo barbaaray ee Louisville, halkaas oo jimcaha lagu aasi doono, sida qoyskiisu shaaciyay.

Mayerka Louisville, ayaa baroordiiqda Muhammed Ali iyo jawiga ay ku jiraan, ku tilmaamay, mid qalbi jab iyo murugo is barkan ah, laakiin ay hab maamuuska ugu qiimaha badan ku sharfi doonaan, sida wakaaladaha wararku sheegeen, waxa aaska Muhammad Ali ka qayb geli doona, madax iyo dad badan oo caan ah, kuwaas oo ilaa imika si rasmi ah loo shaaciyay, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynihi hore ee Maraykanka Bill Clinton, iyo Aktarka Billy Crystal.