Daawo: Degmo Ku Taal Dalka Cumaan Oo Laga Soomo Muddo 4 Sac Iyo Dadka Muslimiinta Oo Ay Soo Jidatay.

0
Tuesday June 07, 2016 - 17:04:56 in by salman abdi
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Degmo Ku Taal Dalka Cumaan Oo Laga Soomo Muddo 4 Sac Iyo Dadka Muslimiinta Oo Ay Soo Jidatay.

    Waa Degmo ku taala Dalka Cumaan ayaa waxaa maalintii laga Soomaa wax ka yar 4 sacadood ,Iyadoona Guud Ahaanba saacadaha Laga Soomo Ay tahay 3 Iyo badh maalintii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Degmo ku taala Dalka Cumaan ayaa waxaa maalintii laga Soomaa wax ka yar 4 sacadood ,Iyadoona Guud Ahaanba saacadaha Laga Soomo Ay tahay 3 Iyo badh maalintii.


Degmaddani yar Lagu magacaabaa Wakaan,waxayna ay Ka saraysaa Buurta Magaaladaasi ee ku taala Bada 2000 oo mitir,Waana magaalo Aad u Qabow ,Iyadoona Indhaha caalamka Soo Jiidatey Boqolaal Qof Ayaa ku Imaada wadamada Xadka Dalka Cumaan Oo ku Sooma.


Waxay Qoraxda Usoo baxdaa Tuuldanni yar 11 am and waxayna U Dhacdaa Qoraxda 2:30 pm GMT Saacada Cuman Markay tahay,