Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood

0
Thursday June 09, 2016 - 12:46:31 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood

    Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood Iyadoo maalmihii u dan beeyey dad badan ay ku xasuuqeen ciidamada liyuu police ka ee kilarka shanaad dagmada Gaashaamo, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo : Reer Hargaysa Oo Sheegay In Ay Qalinka Dhigayaan Oo Ay Qoriga Qaadanayaan kana Hadley Xasuuqii Walaalo Hood Iyadoo maalmihii u dan beeyey dad badan ay ku xasuuqeen ciidamada liyuu police ka ee kilarka shanaad dagmada Gaashaamo, ayaa waxa arin tani noqotay ta loogu hadal haynta badan yahay guud ahaanba gayiga soomaalidu dagto. Hadaba waxa iyaguna raygooda ka dhiibta kana hadley shacabka ku nool magaalada Hargaysa isla markaana sheegay in ay qalinka dhigayaan oo ay qoriga qaadanayaan.