Dawladdaha Shiinaha Iyo Japan Oo Isku Haysta Jasiirado

0
Friday June 10, 2016 - 13:36:35 in by salman abdi
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladdaha Shiinaha Iyo Japan Oo Isku Haysta Jasiirado

    Dawladda Japan ayaa u yeertay safiirka Shiinaha u fadhiya Tokyo, si ay ugu gudbiso cabashadeeda ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Japan ayaa u yeertay safiirka Shiinaha u fadhiya Tokyo, si ay ugu gudbiso cabashadeeda ku

 aaddan markab dagaal oo Shiinaha laga leeyahay oo markii ugu horreysay lagu arkay jasiiradaha Japan ay maamusho ee ku yaala badda bariga shiinaha.

141107142422_china__japan_512x288_ap_nocredit

Jasiiradahani oo dhanka Japan laga yirahdo Senkaku, shiinuhuna u yaqaan Diaoyu ayaa lahaanshahooda waxaa wada sheeganaya labadani waddan.

Afhayeen u hadlay dowladda Japan ayaa sheegay in joogitaanka markabka shiinaha uu halkaasi joogo ay sii hurineyso xiisadda awalba halkaasi ka taagnayd.

Wasaaradda gaashaandhigga Shiinaha ayaa sheegtay in jasiiradahani ay iyaga leeyihiin, sidaa awgeedna ay xaq u leeyihiin in maraaiibtooda ay halkaasi maraan.

Dowladda Japan ayaa sidoo kale baareysa saddex markab oo ah kuwa dagaalka oo laga leeyahay Ruushka oo iyaguna halkaasi lagu arkay.