Daawo: Madaxweyne Obama Oo Si Rasmi Ah U Taageeray Musharaxnimada Hillary Clinton Ka Dib Markuu La Kulmay Bernie Sanders

0
Friday June 10, 2016 - 13:44:53 in by salman abdi
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Obama Oo Si Rasmi Ah U Taageeray Musharaxnimada Hillary Clinton Ka Dib Markuu La Kulmay Bernie Sanders

    Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa si rasmi ah u shaaciyay taageerada Hillary Clinton oo ku adkaatay is reeb reebkii gudaha xisbiga Dumuqraadiga ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa si rasmi ah u shaaciyay taageerada Hillary Clinton oo ku adkaatay is reeb reebkii gudaha xisbiga Dumuqraadiga ee

 Musharaxa Xisbiga ugu tartami doona doorashada Madaxtinimada dalka Maraykanka ee 2016-ka, waxaanu ku tilmaamay inay tahay qofkii ugu wanaagsanaa uguna qiimaha sareeyay.

 

Madaxweyne Obama ayaa taageeradiisa Hillary Clinton shaaciyay ka dib markii uu la kulmay musharaxii la loolamayay Bernie Sanders, waxaanu sheegay in aanu wax cadaadis ah ku saarin, musharaxani inuu kaga tanaasulo, laakiin uu isagu goostay oo aqbalay.

 

Bernie Sanders oo isna kulanka Madaxweyne Obama uu la qaatay ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la gaadhay wakhtigii xisbigoodu midoobi lahaa, dhinacna ka wada noqon lahaa musharaxa loolanka adagi u dhexeeyo ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump.