Maalqabeenka Caanka Ah Ee Bill Gates Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Digaag Aad U Badan Ugu Deeqayo Wadamo Kuyaala Qaarada Afrika

0
Saturday June 11, 2016 - 08:16:08 in by salman abdi
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalqabeenka Caanka Ah Ee Bill Gates Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Digaag Aad U Badan Ugu Deeqayo Wadamo Kuyaala Qaarada Afrika

    Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wadamo kuyaala Qaarada Afrika si ay u dhaqdaan Digaagaasi Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wadamo kuyaala Qaarada Afrika si ay u dhaqdaan Digaagaasi Maalqabeenka caanka ah ee Bill Gates ayaa shaaca ka qaaday in Digaag aad u badan ugu deeqayo wadamo kuyaala Qaarada Afrika si ay u dhaqdaan Digaagaasi dadka faqriga ah ee kunool Wadamadaasi.

Waxa uu sheegay Bill Gates ,in Wadamo badan oo kuyaala Qaarada Afrika gaar ahana kuwa ka hooseeya Saxaraha ay ka jirto faqri aad u badan, waxa uuna sheegay in Wadamadaasi uu ugu deeqayo digaag gaaraya 100 000 oo xabo.
 



Bill Gates , ayaa sheegay in muhiim tahay dadka faqriga ah ee heesta xoogaa lacag ah in ay dhaqdaan digaaga uu sheegay in faa'iido badan laga helayo, waxa uuna ku booriyay dadka Faqriga ah in ay dhaqdaan digaaga si ay uga baxaan nolosha faqriga .

''Dhaqashada Digaaga waxa uu leeyahay faa'iido badan, waxaana laga sameyn karaa dhaqaalo, Haddii aan ahaan lahaa fakhri haysta xoogaa lacag ah, waxaan dhaqan lahaa digaagaā€¯ayuu yiri Maalqabeenka Caanka ah ee Bill Gates.