Dal Muslim Ah Oo Boqalaal Masaajid Oo Qurux Badan Ka Hirgaliyay Dalkiisa Sanad Kasta.+Sawiro

0
Saturday June 11, 2016 - 08:55:05 in by salman abdi
  • Visits: 2943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dal Muslim Ah Oo Boqalaal Masaajid Oo Qurux Badan Ka Hirgaliyay Dalkiisa Sanad Kasta.+Sawiro

    Mid ka mid ah dalalka Islaamka ayaa waxaa loo caleemo saaray ama loo aqoonsaday in uu yahay wadanka kaliyah ee sanad kasta laga hir galiyo Masaajidada ugu quruxda badan Caalamka waliba dhisidooda lagu bixiyo Malaayiin Dollar .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah dalalka Islaamka ayaa waxaa loo caleemo saaray ama loo aqoonsaday in uu yahay wadanka kaliyah ee sanad kasta laga hir galiyo Masaajidada ugu quruxda badan Caalamka waliba dhisidooda lagu bixiyo Malaayiin Dollar .



Sanadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa dalka Malaysia ku soo badanayay ganacsato Taajiriin ah iyo xubno ka tirsan dowlada dalkaas oo dhexda u xirtay inay dhisaan Masaajido cusub oo soo jiitay indhaha bulsho weeynta caalamka gaar ahaan kuwa Muslimiinta ah .

Masaajidadaan ayaa intooda badan waxaa laga kala dhisay Magaalada caasimada ah ee Kuala Lumpur iyo magaalada Kuching ee gobolka Sarawak . Shacabka dalka Malaysia oo Muslimiin u badan ayaa inta lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaanka waxeey soo camiraan Masaajidada kuwaas oo dadka ku afuriya qaab sadaqo ah oo aan loo kala harin .