Daawo : Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool

0
Saturday June 11, 2016 - 14:35:49 in by Hargeysa Office
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool

    Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool Xildhibaan Saleebaan Cali koore ayaa maanta mar uu warbaahinta la hadlayey ayaa waxa uu faafaahin ka bixiyey safar uu ugu baxay gobolka so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanadii Ay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Gobolka Sool Xildhibaan Saleebaan Cali koore ayaa maanta mar uu warbaahinta la hadlayey ayaa waxa uu faafaahin ka bixiyey safar uu ugu baxay gobolka sool iyo xaaladda dagaaladii u dhaxeeyey beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanadaas. Isagoo sheegay in ciidamada somaliland ay xakameeyeen dagaalka intii awoodooda ahayd isla markaana xaalada nabad galyo ee deegaanada ay shaqaaqadu ka dhacday ay tahay mid la isku halayn karo. Waxa aanu ugu baaqay beelaha colaadu dhex martay in lasoo af jaro colaada ,dhiig danbena aan la daadin ,sidoo kale waxa uu soo jeediyey in wax kasta lagu dhameeyo wadda hadal iyo wanaag .