Daawo: Maayarka Burco oo Dhalinyarada Cayaaraha Kubadda Cagta u Furay Wareeg Socon Doona Bisha Ramadaan

0
Saturday June 11, 2016 - 15:24:09 in by salman abdi
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Maayarka Burco oo Dhalinyarada Cayaaraha Kubadda Cagta u Furay Wareeg Socon Doona Bisha Ramadaan

    Maayarka Magaalada Burco ayaa si rasmiya uga furay Garoonka weyn ee alamzay stadium ee magaalada Burco Wareeg cayaareed kubadda cagta ah oo socon doona 25 maalmood oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Magaalada Burco ayaa si rasmiya uga furay Garoonka weyn ee alamzay stadium ee magaalada Burco Wareeg cayaareed kubadda cagta ah oo socon doona 25 maalmood oo

 ay ka qaybqaadnaayaan 24 kooxood oo ka mida kooxaha heerka 2aad ee gobolka Togdheer, Wareggan uu furay maayaraka Magaaladu ayay maalgelisay Dawladda Hose Degmada Burco, iyadoo ay si gaar ah isugu hawleen Xildhibaan Cabdi laki Xasan nuur ookatirsan golaha Degaanka iyo Isuduwaha Wasaradda Dhalinyarada iyocayaaraha ee Gobolka Togdheer, Waxana Furitaankii Wareeggan ka hadlay Xildhiban Cabdi laki, Isuduwaha wasaradda dhalinyarada iyo cayaraha ismacil weydaar, iyo Duqa Degmada Maxamed Murad , Dhammaantood waxay dhalinyaradaku dhiirigeliyeen cayaaraha waxayna ku booriyen inay ku cayaaraan akhlaaq wanaag iyo cayaar wanaag, isagoo maayarku si gaar ah u xusay ujeeddada uu dhalinyarada cayaaraha koobkan ugu dhigay bisha ramadaan 

Qaarkamida Cayaartoyda labada Kooxood ee Lagu furay Wareegan ayaa ka dareenceliyey kooba uu dhigay maayarku iyo wareegan bisha ramadaan soconaya ee ay maalgelisay dawlada hose, waxyna maayarka ku ammaaneen dhiirigelinta uu dhalinyaradagobolkiisa la garab joogo