Daawo: Haween Deggen Imaratka Carabta oo la yidhaa Cawo iyo Ayaan oo Kaalmo lacag soo Gaadhsiiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

0
Saturday June 11, 2016 - 15:33:19 in by salman abdi
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Haween Deggen Imaratka Carabta oo la yidhaa Cawo iyo Ayaan oo Kaalmo lacag soo Gaadhsiiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

    Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa kaalmo lacag ah oo dhmmayd 1640 looguna talo galay waddadaas kala wareegay Jamaal Xiinwaal iyo Cisman Qaadi oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa kaalmo lacag ah oo dhmmayd 1640 looguna talo galay waddadaas kala wareegay Jamaal Xiinwaal iyo Cisman Qaadi oo

 ay ku soo hagaajisay foosiya tuwaale oo kamida ururada qurbajooga ee soo caawiya waddadaasi.

Hinda Maxmed Jamac iyo Cabdilahi oo kamida Guddiga Waddadaas gacanta ku haysa aya uga mahadceliyey dadka deeqdan ugu soo deeqay waddada Guban iyo Xeeb kaalmada ay so gaadhsiyen iyago sharaxay halka ay waddadii marayso wakhtigan