Daawo: Proffessor Ahmed Samatar oo si Balladhan logu So Dhoweyey Jamacadda Burco iyo Nuxurka Dooddii Dhex martay professorka iyo Reer Burco

0
Saturday June 11, 2016 - 15:36:47 in by salman abdi
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Proffessor Ahmed Samatar oo si Balladhan logu So Dhoweyey Jamacadda Burco iyo Nuxurka Dooddii Dhex martay professorka iyo Reer Burco

    Guddomiyekuxigenka JamacaddaBurco oo ah kusimaha Gudomiyaha jamacadda iyo Badhasabka togdheer ayaa si kal iyo lab ab Proffesorka iyo Aqoonyahanada kale ee la socday ugu so dhoweyey Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyekuxigenka JamacaddaBurco oo ah kusimaha Gudomiyaha jamacadda iyo Badhasabka togdheer ayaa si kal iyo lab ab Proffesorka iyo Aqoonyahanada kale ee la socday ugu so dhoweyey Burco

waxayna Dhalinyarada u soo jeediyeen inay ka faaidaystaan Lecture ka uu Proffesor samatar jeedin doono, iyago professorka uga mahadnaqay socdaalka dheer ee uso maray inu bulshada togdheer soo gaadhsiiyo qayb ka mida aqoontiisa,

Professor samatar ayaa halkaas Dhalinyaradi aqonyahanka ahayd uga soo bandhigay waxyaabaha muhiimka u ah horumarka qaranka Somaliland iyo waxyaabaha loo baahanyahay in aqoonyahanku ka hawlgalaan kuna imtixaamaan siyaasinta ku loolamaysa kuraasta u sarraysa ee dalka.

Gebogabadii Waxa Su’aalo ku boobay professorka Ardaydii iyoa qoonyankii kale ee ka soo qaygalay munasibaddii uu kula hadlayey professorku Aqoonyahanka Togdheer waxanu uu mid mid uga jawaabay professoorka dhammaanba su’aalihi la waydiiyey