
"Maanta Oo Aan Ku Biiray KULMIYE Waa Maalintii Igu Farxada Badnayd." Prof. SAMATAR Daawo Muqaal
Prof. Axmed Ismaciil Samatar oo si rasmiya maanta Boorame kaga biiray Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay kamid noqotay maalmihii ugu farxada badnaa noloshiisa. Khudbad uu ka jeediyay Munasibadii uu Xisbul Xaakimka kaga biiray ayuu qodobkaas iyo qodobo kale ku soo qaatay.
"Maanta Oo Aan Ku Biiray KULMIYE Waa Maalintii Igu Farxada Badnayd." Prof. SAMATAR Daawo Muqaal
Prof. Axmed Ismaciil Samatar oo si rasmiya maanta Boorame kaga biiray Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay kamid noqotay maalmihii ugu farxada badnaa noloshiisa. Khudbad uu ka jeediyay Munasibadii uu Xisbul Xaakimka kaga biiray ayuu qodobkaas iyo qodob