
WEERARYAHANKA QARANKA ENGLAND STURRIDGE: ENGLAND WAA INAY ISLA JAANQAADA
Sturridge ayaa heer ciyaareed fiican kujiray xilli ciyaareedkaan, isagoo labeeyay weeraryahanka kooxda Liverpool ee Suarez si ay kooxda udabaalsiiyaan heer ciyaareed heersaro ah, Sturridge ayaa iweydiinaayo sababta wadankiisa uusan ugu jirin wadamada koobka adduunka loosaadaalinaayo.
"waxaa jiro wadamo kale oo inala mid ah, oo aan kujirin wadamada loosaadaalinaayo koobka adduunka, balse qof walba fursadiisa ayuu heystaa.
"Arrinta waxey lamid tahay Premier League oo kale, sanadii tagtay cidna isma dheheen inay Liverpool heysato fursad ay ugu tartanto horyaalka, marka lagatago inuu cadaadis ina saaran yahay iyo inkale, haddi dadku dhahayaan inaan kuguuleesano iyo haddi kaleba – malahan muhiimad.
Afkashacabka.com / Sports
WEERARYAHANKA QARANKA ENGLAND STURRIDGE: ENGLAND WAA INAY ISLA JAANQAADA
weeraryahanka qaranka England ayaan ujeedin sabab aysan England khatar ugu noqon karin koobka adduunka ee dhawaan kafurmaayo Brazil,