War Deg Deg Ah:Garaad Abshir Garaad Saalax Oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden.

0
Saturday July 02, 2016 - 08:52:11 in by salman abdi
  • Visits: 631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Garaad Abshir Garaad Saalax Oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden.

    Alle hawnaxariiste Garaad Abshir Garaad Saalax oo kamid ahaa madaxd dhaqameedka ugu caansana Gobolka Sool iyo Jamhuuriyadda Somalilandba ayaa ku geeriyooday Dalka Sweden.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle hawnaxariiste Garaad Abshir Garaad Saalax oo kamid ahaa madaxd dhaqameedka ugu caansana Gobolka Sool iyo Jamhuuriyadda Somalilandba ayaa ku geeriyooday Dalka Sweden.



Garaad Abshir Garaad Saalax wuxuu sidoo kale kamid ah nabadoonada sida weyn loo tixgaliyo. Alle harnaxariisto eheladii iyo qarabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.