Wasiir Ka Tirsan Dawlada Japan Oo Boqalaal Hoteeda Iskugu Duleeyay Iyo Sababta Ka Danbaysay.

0
Saturday July 02, 2016 - 09:03:59 in by salman abdi
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Dawlada Japan Oo Boqalaal Hoteeda Iskugu Duleeyay Iyo Sababta Ka Danbaysay.

    Wasiirka korontada ee dalka Japan ayaa sameeyey ficil ay la yaabeen in badan oo ka mid ah dadyawga adduunka gaar ahaan kuwa dunida saddexaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka korontada ee dalka Japan ayaa sameeyey ficil ay la yaabeen in badan oo ka mid ah dadyawga adduunka gaar ahaan kuwa dunida saddexaad.


Wasiirka ayaa meel fagaare ah oo shacab fara badani joogeen madaxiisa ku foorariyey waliba arrinka muhiimka ah ayaa ah in wasiirkani oo hoos u fooraray muddo labaatan daqiiqo ah.


 

Sababta uu wasiirka korontada ee dalka Japan uu mudada intaas le’ed dadkiisa isugu hor duleeyey ayaa inuu ciqaab isaga dhigo kadib markii ay korantadu dalkaas ka maqnayd muddo labaatan daqiiqo ah.