Daawo:Gaadhigii Hadyadda Loo Siiyay Hoodo Ayaan Oo Dib Ugu Deeqday Danyarta Tageerada U Baahan Ee Somaliland.

0
Saturday July 02, 2016 - 17:09:39 in by salman abdi
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gaadhigii Hadyadda Loo Siiyay Hoodo Ayaan Oo Dib Ugu Deeqday Danyarta Tageerada U Baahan Ee Somaliland.

    Hoodo Ayaan Suldaan Faarax ayaa maanta gaadhigii uu ugu deeqay Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad ee uu abaal marinta u siiyay in ay ka shaqayso Danta guud Ayaa maanta iyaduna ku dhawaaqday in ay ugu deeqday qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoodo Ayaan Suldaan Faarax ayaa maanta gaadhigii uu ugu deeqay Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad ee uu abaal marinta u siiyay in ay ka shaqayso Danta guud Ayaa maanta iyaduna ku dhawaaqday in ay ugu deeqday qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan gobolada Somaliland.



Gudidan oo maanta shirjaar’id ku qabtay Magaalada hargaysa ayaa cadeeyay in ayHoodo ayaan oo ay hareero taagan yihiin garabyadeeda gudida Wada jirka iyo wax qabadka ayaa tilmaamtay in ay jiraan bulsho uga baahi badan gaadhigan loogu deeqay in ay jiraan,waxaana ay ku dhawaaqday In ay dadkeeda jilicsan u iibisay,si ay ugu samafasho dadka u baahan tageero. u taagan yihiin ay bulshadooda tabaalaysan caawiyaan,waxaana ay carab dhabeen in ay dantad guud ka shaqaynayaan.