Dawro La Magac Baxayday Dawrul Xiftul Matun Oo Sanadkii Shanaad Gashay Oo Lasoo Gaba Gabeey Magaalada Burco+Sawiro

0
Saturday July 02, 2016 - 17:46:11 in by Burco Office
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawro La Magac Baxayday Dawrul Xiftul Matun Oo Sanadkii Shanaad Gashay Oo Lasoo Gaba Gabeey Magaalada Burco+Sawiro

    Dawradani Ayaa Waxa Soo Qabanqaabiyay Mu Asasaul Karam Oo Ku Hawlan Hormatinta Dacwada Islaamka Taas Oo Ay Qabtaan Sanadkasta Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waxana Maalgalisa Shirkada Wadaniga Ee Telelsom Iyo Ifitin Ee Magalada Burco,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawradani Ayaa Waxa Soo Qabanqaabiyay Mu Asasaul Karam Oo Ku Hawlan Hormatinta Dacwada Islaamka Taas Oo Ay Qabtaan Sanadkasta Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waxana Maalgalisa Shirkada Wadaniga Ee Telelsom Iyo Ifitin Ee Magalada Burco,


Dawadani Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Maamulka Gobolka Ka ,Qaar Ka Mida Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ,Qaar Ka Mida Culamada Wawayn Ee Gobolka Togdheer,Masuul Ka Socday Shirkada Telesom Ee Gobolka Togdheer,Maamulka Markiska Imaamu Shaafaci,Arday, Waalidiin Iyo Masuliyinta Hayadda Mu,Asasutl Karam,




Waxana Ugu Horaynba Dawaradani Furay Isla Markaana Ka Hadlay Gudomiyaha Mu Asasatul Karam Sheekh

Salebaan Diriye Waxana Uu Ka Waramay Sida BaladhanAy Ka Hayad AhaanUga Qayb Qaataan Mu ,Asasatul Karam Iyo Sida Ay Bilkasta Uga Fa,Idayaan Ardayda Yar Yare Ee Dhigta Madarasada Magalada Burco Si Ay Ugu Dhiirgaliyaan Inaysi Wadaan Dadaalka Ay Ugu Jiraan Barashada Qur,Aanka Kariimka.

Waxana Ugu Horaynba Ugu Mahad Ceelayay Cidkasta Oo Ku Hawlanayd Qabashadeeda Dawradani Oo Ay Ku Kulmeen Arday Gadhaysa 50 Qof Sidoo Kale Waxa Uu Tilmaamay Sheekh Saleban In Dawradani Ay Tahay Tii Shanaad Ee Xidhiidh Ah Ay Qabtaan Waxana U Mahahdnaqay Shirkada Wadaniga Ee Telesom Iyo Shrikada Caanaha Soo Dajisa Ee Iftin Oo Maaligalintaa Lahayd Waxana Uu Daha Ka Qaaday Sheikh Salebaan In Ay Kordhin Donaan Sanadka Soosocda Xadadka Ardayda Ka Qayb Qadanaysa Dawradani.

Waxana Iyaguna Munasibadani Ka Hadlay Sheikh Cali Warsame ,Sheekh Cabdiqni Mid Ka Mida Waalidinta Dhalay Ardaydan Yaryar Ee Ka Faa,Idaysanaysay Iyo Suldaan Sheekh Yuufuf Cabdi Cawad Waxanay Si Isku Mid Ah Ug Dheeradeen Faa,Idada Ay U Leedahay Bulshada Dawaradani Waxanay Ka Marakeen In Hayadda Mu,Assatul Karam Ay Ku Hawlan Tahay Fidinta Dacwada Islaamka Isla Markaana Dhiriigalinayso Ardayda Yar Yar Ee Madarasadaha Magalada Burco Ay Dhirigaliyaan Waxanay Sheegeen In Lala Garab Istaago Talabadani Qiimaha Leh Ee Ay Hayadi U Hawlan Tahay.

Waxa Iyaguna Munaasibadani Intii Ay Socotay Ka Hadlay Mustafe Oo Ka Socday Shirkada Telesom Oo Qayb Ka Ahayd Qabsoomida Dawradani Iyo Xildhibaan Khadar Oo Ka Mid Ah Golaha Deeganka Degmada Burco Oo Si Mugleh U Balanqaaday Inay Ka Qayb Qaadan Donan Sanadkasta Xildhibaan Khadar Oo Hadalka Sii Wataa Ayaa Waxa Uu Sheegay Inay Garab Istaagi Donaan Culumadani Wada Dawradani Oo Ay Ku Tilmaameen Inay Tahay Mid Loo Baahna Oo Qiimo Badan.

Ugu Danbayntiina Waxa Soo Afmeeray Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Ahna Ku Simaha Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Diriye Xayd Waxana Ugu Mahadnaqay Shirkada Hirgaliyay Iyo Culumada Ku Hawlan Dhiirigalinta Caruurtay Yaryar Ee Madarasta Burco Ka Wata Barashada Diinta Waxana U Sheegay In Ay La Garab Istaagi Donan Hiil Iyo Garaba.

Gabagabadiina Waxa Abaalmarino Kale Duwan La Gudoonsiyay Ardaydii Ka Qayb Qaatay Dawradani Oo Qaarkood Ay Galeen Kaalmaha Ugu Sareeya Iyo Sidoo Kale Maclimiintii Waday Iyo Walidiintoodina Lasiiyay Shahadooyin.