Milkiilaha Chelsea Roman Abramovic Oo Ka Caawiyay 55 Caruur Xanuunsan Safarkooda Riyada Ee Tartanka Euro 2016.

0
Saturday July 02, 2016 - 17:55:33 in by Burco Office
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milkiilaha Chelsea Roman Abramovic Oo Ka Caawiyay 55 Caruur Xanuunsan Safarkooda Riyada Ee Tartanka Euro 2016.

    Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa ka caawiyay inuu 55 caruur aad u xanuunsan ka bixiyo safarkooda riyada ee ay ku tageen tartanka Euro 2016.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa ka caawiyay inuu 55 caruur aad u xanuunsan ka bixiyo safarkooda riyada ee ay ku tageen tartanka Euro 2016.


Bilyaneerka reer Russia ayaa la rumeysan yahay inuu 232 milyan ginni ugu deeqay hay’ada caawinaada ee Fulfilling Dreams labadii sanno ee ugu danbeysay.

Hay’adaan ayaana caruurta canuun waxa ay safaro ugu kala dirtaa dunida dacaladeeda.

Chelsea-v-Scunthorpe

Abramovich ayaa ka caawiyay caruur xanuunsan oo yahuud ah iyo dadka xanaaneeya inay u safraan France oo ay daawadaan seddex kulan oo tartanka Euro 2016 ah, si la mid ah Euro Disny iyo inay ku dalxiisaan Paris.

Caruurtaan qaba xanuunada halista ah ayaa daawaday labo kulan oo Germany ah iyo kulankii ay Republic of Ireland ay ka badiyeen xulka Italy.