Daawo:Rood Axmed Yasin oo Dadafaysay Xilkaqaadisteedi Xaalna ka Siisay Marwada Qaranka Hadal uu Faysal sheegay inu kula Kaftamay oo Dumarka Somaliland Wax u dhimayey

0
Sunday July 03, 2016 - 16:11:20 in by salman abdi
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Rood Axmed Yasin oo Dadafaysay Xilkaqaadisteedi Xaalna ka Siisay Marwada Qaranka Hadal uu Faysal sheegay inu kula Kaftamay oo Dumarka Somaliland Wax u dhimayey

    Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin, oo Faysal Cali Waraabe sheegay inuu xilkii Gobolkaas ay uga haysay Xisbiga uu ka qaaday, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin, oo Faysal Cali Waraabe sheegay inuu xilkii Gobolkaas ay uga haysay Xisbiga uu ka qaaday, ayaa

 jawaab ka bixisay dhawaaqi Guddoomiyaha UCID, sidoo kale waxay Marwo Rooda Axmed Yaasin xaal ka bixisay hadal uu Faysal Cali Waraabe ku weeraray Haweenka Somaliland isagoo tusaale u soo qaatay Marwada Koobaad ee Qaranka Marwo Aamina Wasirs Sheekh Ismaciil Jirde.