Daawo: Culumada, Maamulka iyo Waxgaradk Togdheer oo Baaq ka Diray Dayaca Xabaalaha Burco iyo Dayactir lagu samaynayo

0
Sunday July 03, 2016 - 17:18:01 in by Burco Office
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Culumada, Maamulka iyo Waxgaradk Togdheer oo Baaq ka Diray Dayaca Xabaalaha Burco iyo Dayactir lagu samaynayo

    Guddi ka kooban Culumawdiin, masuliyiinta degmada, madaxdhaqmeed iyo qurbajooga dalka oo ku hawlan dayactirka iyo daryeelka xabaalaha Burco ayaa si guud farriin wada jir ah ugu diray Bulshada Gobolka Togdheer kuwaso ugu baaqaay inay ka qaybqaatan Dar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddi ka kooban Culumawdiin, masuliyiinta degmada, madaxdhaqmeed iyo qurbajooga dalka oo ku hawlan dayactirka iyo daryeelka xabaalaha Burco ayaa si guud farriin wada jir ah ugu diray Bulshada Gobolka Togdheer kuwaso ugu baaqaay inay ka qaybqaatan Daryeelka Xabaalah Burco.

Xabaalahan oo laga Dul Dhisay Guryo islamarkaasna intoodii badnay la baloodhaystay oo dib loo degay loona iibiyey ayaa dareen gaar ah ku abuuray Qaar kamida Culumada iyo waxgardka Togdheer, waxana ay bilabeen ololahan loogu gurmanayo iyado dawladuna gacan ku siinaysaBannynta dhammaan dhulka loo aqoonsado xabaalaha.



Cabdirisaaq Cabdlaahi Aadan Abokor
Burco/oofice
Contact:koronto935@gmail.com