Daawo:"Waxa Soo Socda Wakhtigii Ololaha Xisbiga Inala Tartamayaa Waa Afar Jir " Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Inay Wax Tartan Ah La Galayaan Xisbiga UCID.

0
Monday July 04, 2016 - 11:39:20 in by Burco Office
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Waxa Soo Socda Wakhtigii Ololaha Xisbiga Inala Tartamayaa Waa Afar Jir " Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Inay Wax Tartan Ah La Galayaan Xisbiga UCID.

    Guddoomiyaha hna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Mud. Muuse Biix Cabdi ayaa si badheedh ah meesha uga saaray in xisbigeesu wax tartan ah la galayo xisbiga UCID waxaanu sheegay in xisbiga ay la tartamayaan uu yahay xisbi saddex jir amma afar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha hna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Mud. Muuse Biix Cabdi ayaa si badheedh ah meesha uga saaray in xisbigeesu wax tartan ah la galayo xisbiga UCID waxaanu sheegay in xisbiga ay la tartamayaan uu yahay xisbi saddex jir amma afar jir yahay isaga oo u jeeda xisbiga WADDANI,