War Deg Deg:Sami Khedira Oo Seegi Doono Inta Ka Dhiman Euro 2016 Ka Dib Dhaawac Soo Gaadhay

0
Monday July 04, 2016 - 11:47:27 in by Burco Office
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:Sami Khedira Oo Seegi Doono Inta Ka Dhiman Euro 2016 Ka Dib Dhaawac Soo Gaadhay

    Germany ayaa lagu soo waramayaa in uuka maqnaan doona ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sami Khedira inta ka dhiman Euro 2016 kadibdhaawac muruqa ah oo kasoo gaaray kulankii xalay guusha ay ka gaareen xulka Italy.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Germany ayaa lagu soo waramayaa in uuka maqnaan doona ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sami Khedira inta ka dhiman Euro 2016 kadibdhaawac muruqa ah oo kasoo gaaray kulankii xalay guusha ay ka gaareen xulka Italy.

labada xul ee talyaaniga iyo jarmalka ayaa xalay ku kala baxay gool ku laadiyagoo semi-finalka ka hor imaan doonaFrance ama Iceland cidii u soo gudubta wareega xiga.

Waxay u muuqataa in Khedira uusan ciyaari doonin inta ka dhiman tartanka qaramada qaarada yurub, inkastoo, sida jariiradaKickereeJarmalka kasoo baxdadaabacday xiddiga Juventus waxaa soo gaaray ugu yaraan jeex muruqa bowdada bidix ah, kaas ku qasbay in 15 daqiiqo markii ay ciyaarta socotay laga saaro .

185152_146_news_hub_160211_677x251

Khedira ayaamaraya baaritaan habeenkii axada si loo xaqiijiyo inta uu la egyahay dhaawac , laakiin waxay u badan tahay inuu seegi doono wareega afar dhamaadka iyo hadii ay u soo baxaan finalka koobkan.

Germany ayaa sidoo kale xaqiijisay weeraryahanka Mario Gomez uu seegi doono inta ka harsan tartanka ka soconaya France .