Daawo: Gudomiyaha SOLJA oo Bahda Saxaafada ku hambalyeyey Munasibdda Ciidulfidriga awgeed kana Hadlay Weriyaha ku Ciidaya Xabsiga Itoobiya

0
Tuesday July 05, 2016 - 15:33:27 in by salman abdi
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Gudomiyaha SOLJA oo Bahda Saxaafada ku hambalyeyey Munasibdda Ciidulfidriga awgeed kana Hadlay Weriyaha ku Ciidaya Xabsiga Itoobiya

    Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa xukuumadda Somaliland ku canaantay inay ka gaabisay sii daynta Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo in muddo ah u xidhan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kuna ciidaya xabsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa xukuumadda Somaliland ku canaantay inay ka gaabisay sii daynta Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo in muddo ah u xidhan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kuna ciidaya xabsiga itoobiya