Daawo: Jamciyatul Axbaab oo Tartan Quraank kariimka ah usoo Gabagabaysay Qaar Kamida Malcaamadaha Quraanka Burco

0
Tuesday July 05, 2016 - 15:45:16 in by salman abdi
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Jamciyatul Axbaab oo Tartan Quraank kariimka ah usoo Gabagabaysay Qaar Kamida Malcaamadaha Quraanka Burco

    Jamciyata Axbaab oo ay ku midaysan yihiin dhowr iyo labatan Malcamadood oo kamida madaarista quraanka karimka ah ee Gobolka Togdheer aya soo gabagabaysay Tartan quranka kaariimka ah oo ka dhex socday ardayda madarasadahaas Bishii ramadaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamciyata Axbaab oo ay ku midaysan yihiin dhowr iyo labatan Malcamadood oo kamida madaarista quraanka karimka ah ee Gobolka Togdheer aya soo gabagabaysay Tartan quranka kaariimka ah oo ka dhex socday ardayda madarasadahaas Bishii ramadaan

 iyado abalmarino iyo shahadooyin guddonsiisay 3dii arday ee ugu sarreeyey tartankaasi, Maxmed Xusen Sulub oo kmida masuliyinta jamciyada, Culimo awdiin, macalimin iyo walidiin ka hadlay Xidhitanki tartankasi ay k hadlay muhimada tartankan iyo ajarka laga helayo iyago u duceeyey ardaydi ka qaybqadatay iyo kuwi guuleystayba.