Daawo: Haween Qurbajoog ah oo Soo Caawiyey Xarunta Darbijiifta SOS iyo Xildhiban Bidhi oo Dhar iyo Xoolo ugu So iibiyey una Qaybiyey

0
Tuesday July 05, 2016 - 15:49:02 in by salman abdi
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Haween Qurbajoog ah oo Soo Caawiyey Xarunta Darbijiifta SOS iyo Xildhiban Bidhi oo Dhar iyo Xoolo ugu So iibiyey una Qaybiyey

    Xildhiban Mubarik Yusuf Cilmi Bidhi aya dharkii ciidk iyo xoolo ugu soo iibiyey kalmoyin lacag ah oo ay hablo qurbajoog ahi soo gaadhsiyey caruurta ku xaraysan xarunta daryeelka darbijiifta SOS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhiban Mubarik Yusuf Cilmi Bidhi aya dharkii ciidk iyo xoolo ugu soo iibiyey kalmoyin lacag ah oo ay hablo qurbajoog ahi soo gaadhsiyey caruurta ku xaraysan xarunta daryeelka darbijiifta SOS  ee uu gacant ku hayo xildhibanku, isagoo xildhibaanku uga mahadceliyey cid kasta oo caawisa xaruntan.iyadoo caruurtuna si dareen leh uga hadashay kaalmada la so gadhsiiyey