Daawo:Hablaha Ururka Barwaaqo Ee Waddanka NORWAY Oo kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Burco

0
Tuesday July 05, 2016 - 16:47:48 in by Burco Office
  • Visits: 1743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Hablaha Ururka Barwaaqo Ee Waddanka NORWAY Oo kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Burco

    Qaarkamida Hablaha Ururka Barwaaqo ee Waddank NORWAY ayaa kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey DHOWR iyo LABATAN Qoys oo ka mida qoysaska Danyarta ee Magalada Burco, Waxana ay ka warrameen duruufaha ay ku soo xuleen qoysaskan iyagoo baaqn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaarkamida Hablaha Ururka Barwaaqo ee Waddank NORWAY ayaa kaalmo isugu jirtay Raashin iyo Lacag u qaybiyey DHOWR iyo LABATAN Qoys oo ka mida qoysaska Danyarta ee Magalada Burco, Waxana ay ka warrameen duruufaha ay ku soo xuleen qoysaskan iyagoo baaqna u diray haweenka kale ee dhigooda ah ee adduunka dacaladiisa ku kala nool.





Cabdirisaaq Cabdilaahi Aaadan (Koronto)
BurcoOffice
Contact: Koronto935@gmail.com