Badhasaabkii Reer Sool Jidka Horumarka Iyo Nabad Gelyada U Jeexay Mustafe Cabdi Ciise {Mustafe Shiine}

0
Wednesday July 06, 2016 - 02:31:15 in by Burco Office
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabkii Reer Sool Jidka Horumarka Iyo Nabad Gelyada U Jeexay Mustafe Cabdi Ciise {Mustafe Shiine}

    Tan Iyo Intii Xukumada Uu Madxweynaha Ka Yahay Axmed Mohamed Mohamuud Siilanyo Ee Hab Maamulkeeda Dawladeed La Mahdiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan Iyo Intii Xukumada Uu Madxweynaha Ka Yahay Axmed Mohamed Mohamuud Siilanyo Ee Hab Maamulkeeda Dawladeed La Mahdiyay
Gobalka Sool Ee Soomaliland U Magacwaday Badhsaabka Dayarata Ah Ee Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine )Ayaa Waxaa Gobalka Sool Usoo Ifay Oo Uu Qaaday Dhabihii Horumarka Iyo Waxqabdka Oo Uu Hormuud U Yahay Badhsaabkeeda .
Gobalka Sool Oo Ku Yaal Meel Xasaasiya Oo Ay Ku Teedsan Yihiin Maamulo Iyagu Markaasi Mugdi Kaga Jiro Qaranimda Dharaarta Ah Ee Soomaliland Ayaa Badhsaabka Waxaa Uu Mudadii Koobnayd Ee Xilka Gobalkaasi Hayay Waxaa Uu Ku Guulaystay Horumarka Gobalka Guud Ahaan Waxaana kamid Ah,.........................
.(Adkaynta Iyo Xoojinta Nabdgelyada Gobalka Sool Uu Badhsaab Shiine Ku Guulaystay Inuu Mudadii Uu Joogay Soo Afjaro Shaqaaqooyin Hor Leh Kuwa Taagana Uu Waan Waan Tooda Dabada Kaga Jiro
.{Waxaa Intii Uu Badhsaabka Gobalka Sool Ahaa Magaalada Laascaanood Ka Hirgalay Wadooyin Xukumada Uu Gobalka Wakiilka Uga Yahay Hirgalaisay Dhamaantoodna Uu Imaanshahooda Lahaa Badhsaab Shiine
:Waxaa Uu Badhsaabka Gobalka Sool Cidhiidhi Galiyay Intii Badhsaabka Ahaa Kooxdii Nabdiidka Ahayd Ee Uu Cali Khaliif Galaydh Hogaamiyaha Ka Ahaa Iyagu Oo Khal Khal Galay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeena La Waaayay.
Isku Soo Wada Duuduubo Shacabdka Gobalka Sool Ee Jsl Ayaa Iyagu Dayaxa Ka Cadeeyay In Badhsaab Shiine Hantay Gobalka Sool Odayaasha Waxgardka Garaadada Salaadiinta Iyo Cuqaaasha Degaankaasi Ayaa Iyana Si Buuxda Ula Shaqeeyayay Badhsaab Shiiine