Daawo: Guddomiye Cirro oo Shacabka Reer Borama la tukaday Salaaddii Ciidda+SAWIRO

0
Wednesday July 06, 2016 - 15:10:32 in by salman abdi
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddomiye Cirro oo Shacabka Reer Borama la tukaday Salaaddii Ciidda+SAWIRO

    Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdlaahi cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdlaahi cirro

ayaa waxaa uu saaka hiirtii waabari ka hilaacay magaalada Borama ee gobalka awdal .

1245678

Gudoomiyaha oo xalay niskii danbe guureyn kaga baxay magaalada Hargeysa ayaa waxaaa uu saladii ciida kula tukadey shacibka rer Borama ee ku tukanaaayey Masjud Jamacaha qadiimiga ah ee uu khadiibka ka yahay Sheekhul Beledka sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar.

Muddane Ciro gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo khudbad kooban masjidka ka yidhi ayaa waxaa uu ugu horeyn alleh ka baryey in acmaashii khairka badneed ee bisha ramadaan Alleh inaga aqblo.