Daawo: Wasiirro Shacabka Berbera kala qaybgalay Munasibadda Ciidul Fidriga

0
Wednesday July 06, 2016 - 15:29:15 in by salman abdi
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirro Shacabka Berbera kala qaybgalay Munasibadda Ciidul Fidriga

    Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil ayaa si wayn looga oogay saaladda ciidul fidriga, waxaana kala qaybgalay wasiiro ka xukuumadda somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirka waxbarashada, wasiirka cadaalada iyo wasiirka xanaanada xoolaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus