Madaxweynaha Dalka Venezuela oo Ku Hanjabay In Uu Qori Kala Hor Tagi Doono Cid Kasta Oo Isku Dayda In Ay Xukuumadiisa Rido,

0
Monday February 17, 2014 - 11:03:21 in by Super Admin
  • Visits: 1058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Venezuela oo Ku Hanjabay In Uu Qori Kala Hor Tagi Doono Cid Kasta Oo Isku Dayda In Ay Xukuumadiisa Rido,

    Madaxweynuhu Wuxuu Dhaar Ku Maray In Uu Difaaci Doono Dastuurta Iyo Hadafkii Kacaankii Bolofariga Ee Uu Horkacay Hogaamiyihii Geeriyooday Hugo Chavez.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynuhu Wuxuu Dhaar Ku Maray In Uu Difaaci Doono Dastuurta Iyo Hadafkii Kacaankii Bolofariga Ee Uu Horkacay Hogaamiyihii Geeriyooday Hugo Chavez.


 Xaaladan Iyo Hanjabaada Madaxweynaha Ayaa Ka Dhalatay, Ka Dib Markii Dalkaas Ay Hadheeyeen Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Xukuumada Iyo Kuwo Lagu Taageersan Yahay, Isla Markaana Ay Isku Dhaceen Kumanaan Dibad Baxayaal Ah Oo Kacdoon Ay Kaga Soo Hor Jeedaan Siyaasada Xukuumada Venezuela Ka Samaynayay, Caasimadda Dalkaas Ee Caracas Iyo Booliska Dalkaas Iyo Taageerayaasha Madaxweynaha Iyo Mucaaridkataas Oo Sababtay Dhimashada Laba Arday. -