Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Booqday Deegaanka Gudmo Biyo Cas Oo Ay Ka Socoto Diwaangalinta+Sawiro

0
Thursday July 21, 2016 - 08:07:42 in by salman abdi
  • Visits: 1363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Booqday Deegaanka Gudmo Biyo Cas Oo Ay Ka Socoto Diwaangalinta+Sawiro

    Wefti ka tirsan hoggaanka iyo saraakiil ka tirsan xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee xisbiga Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa booqday degmada Gudmo-biyo-cas iyo deegaamo kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag oo ay ka socoto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti ka tirsan hoggaanka iyo saraakiil ka tirsan xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee xisbiga Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa booqday degmada Gudmo-biyo-cas iyo deegaamo kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag oo ay ka socoto hawsha diiwaangelinta codbixiyayaashu. Weftigu waxay isku mareen tuulooyinka hoos yimaada degmada Gudmo-biyo-cas oo ay goobo kala duwan kala hadleen dadweynaha, kuna dhiirrigeliyeen in aanay u kala hadhin qaadashada kaadhka codbixinta.

 

Waxa kaloo weftigu kormeereen tuulada Yufle oo casuumad ballaadhan iyo soo dhawayn loogu sameeyey masuuliyiinta.