MADAXDA XISBIGA UCID OO MAGAALADA DUBAI KULA KULMAY MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND DAHIR RAYALE KAHIN

0
Saturday May 31, 2014 - 18:02:42 in by Super Admin
  • Visits: 966
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXDA XISBIGA UCID OO MAGAALADA DUBAI KULA KULMAY MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND DAHIR RAYALE KAHIN

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Masuuliyiinta Ucid iyo Daahir Rayaale oo ku kulmay Dubai ayaan saxaafadda u ogolayn Kulankoodaasi, balse waxaa la sheegay inay ka wada hadleen Xaaladaha Dalku marayo, iyagoo falanqeeyay Khilaafka Xisbiga Kulmiye hadheeyay.


Sidoo kale Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Xisbiga Ucid danaynayo in Daahir Rayaale u digo rogto Ucid ka dib markii uu ka dhex baxay Masraxa Siyaasadda Burburkii Udub ka dib.


Intaas kadib Waxa madaxda XisbigA UCID U samaysay Madaxweynihi hore somaliland dahir rayaale casho sharaf, taaso si weyn la isugu xog waraystay looguna kaftamay





 

Afkashacabka.com

Dubai/ UAE  /Office

Contact@afkashacabka.com