Daawo: Fannaanada khadra Dahir Cige oo mid kamida heesaheedi ugu duurxushay Muse Bixi

0
Monday August 01, 2016 - 08:03:40 in by salman abdi
  • Visits: 1180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Fannaanada khadra Dahir Cige oo mid kamida heesaheedi ugu duurxushay Muse Bixi

    "Anigu Siyaasadda kama hadlo, Muusow Habar Yar heesihii waan iska daayay". Khadra Dahir Cige

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu Siyaasadda kama hadlo, Muusow Habar Yar heesihii waan iska daayay". Khadra Dahir Cige

Fanaanadda caanka ah ee codkeeda sida weyn ay Soomaalidu guud ahaan u jeclaayeen, Khadra Daahir Cige ayaa iyadoo ku hal qabsanaysa Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay habar yar u tahay, waxay sheegtay inay iska daysay heesihii ay caanka ku ahayd.

0000000000000000000000000000000000000000000000000000

"Anigu Siyaasadda kama hadlo, Muusow Habar Yar heesihii waan iska daayay”. Sidaa waxa tidhi Fanaanada Khadra Daahir Cige maray shalay ka hadlaysay xaflad loo qabtay Degamada cusub ee Bali-Mataan. Fanaanadda Khadra Daahir ayaa intaas raacisay iyadoo midho ahaan ugu luuqaynaysa heesteeda caanka baxday ee "Yay Ku Dhicin Ilmadu Dhir Abaarsate Isha Sacabka Mari”.