Daawo: Shaqo ka eryistayda inu iskushaandhaynti kuso daro aya u dhaantay maxamud xashi, Wasiir caddani na Ninki ugu Musuqa Badna Wasiirada so maray warfaafinta weye"Munir Axmed Cigal
Guddoomiyaha war-baahinta Somalilandtoday Media Group, Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsana bahda warbahinta qaranka ee wasarada warfaafinta
ayay Madaxtooyaddu ka joojisay shaqadii uu Telefeeshinka ka hayay, hanaanka shaqada looga joojiyay oo aan loo marin sifihii sharciga ahaa, waxaa warbaahinta uga waray Muniir Axmed Cigaal.
Muniir Axmed Cigaal ayaa dhacdadaas ummdda iyo Warbaahinta warbixin ka siiyay