Godoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xoghaya Siyaasada U Magacaabay Md:Maxmuud Raage Ibraahin oo ah Agaasimihi hore ee W/Arrimaha Debedda

0
Monday June 02, 2014 - 18:48:08 in by Super Admin
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Godoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xoghaya Siyaasada U Magacaabay Md:Maxmuud Raage Ibraahin oo ah Agaasimihi hore ee W/Arrimaha Debedda

    War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Mareegta ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Mareegta ramaasnews ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:

 

 

 


Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxamaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Mudane: Maxmuud Raage Ibraahin u magacaabay in uu noqdo Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga WADDANI.

War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo nuqul kamid ahi uu soo gaadhay xafiiska shebekedda afkashacabka.com ayaa waxaa uu udhignaa sida tan:


 

 

Ref/XIS/WAD/XDH/146/014 Date: May 29, 2014

KU: Maxmuud Raage Ibraahin =Hargeysa =

Og: Xoghayha Guud ee Xisbiga WADDANI =Hargaysa =

Og: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI =Hargaysa =

 

 

 

Ujeeddo: Magacaabis

 

 

Markan darsay: Qod 28 ee Xeerka Xisbiga

Markan Arkay: Baahida loo qabo in buuxiyo jagada Xogahayaha Siyaasada.

Markan la TashadayXubnaha hogaanka Xisbiga WADDANI

Markan ku Qancay: Waayo aragnimada iyo agoonta uu leeyahay Maxamuud Raage


 

Waxaan maanta oo taariiikhdu tahay 29/05/2014 Hogaanka Xisbiga WADDANI go’aamiyay in Mudane Maxmuud Raage Ibraahin uu noqdo Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga WADDANI.

 

Waxaan ilaahay ka baryeynaa in uu ku soo biirin doonto xisbiga WADDANI fikirado wax ku ool ah iyo in uu ku kordhin doono waayo aragnimadiisa.



 

 

Allaa Mahad Leh


 

 

 

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Guddomiyaha Xisbiga WADANI