Daawo: Sh. Maxamed Cabdi Umal oo Maanta Si Balladhan Burco logu soo Dhoweeyey

0
Monday June 02, 2014 - 19:00:54 in by Super Admin
  • Visits: 1564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sh. Maxamed Cabdi Umal oo Maanta Si Balladhan Burco logu soo Dhoweeyey

    Sheekha ayay soo dhoweyeen Masuliyinta Hay'adda Wanag farista iyo Xuman reebista iyo culimo awdiinka Gobolka Togdheer Daawo Warbixin Carabi ah oo Cabdimalik ka diyariyey So dhoweynta Sheekha. Sheekh Umal ayaa lagu soo wareejiyey Shaaracyada Mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekha ayay soo dhoweyeen Masuliyinta Hay'adda Wanag farista iyo Xuman reebista iyo culimo awdiinka Gobolka Togdheer Daawo Warbixin Carabi ah oo Cabdimalik ka diyariyey So dhoweynta Sheekha. Sheekh Umal ayaa lagu soo wareejiyey Shaaracyada Magaalada iyadoo uu muxaadarooyin ka jeedin doono masjidul madiina muddada uu joogo




Cabdimalik Muse Coldoon
Afkashacabka.com
Burco / Office
Cabdmalaig3@hotmail.com