Daawo:Wasiirka Caafimadka JSL oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay kana hadlay Shir uu kaga qaybgalay Waddanka Taiwan

0
Monday June 02, 2014 - 19:29:51 in by Super Admin
  • Visits: 983
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Caafimadka JSL oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay kana hadlay Shir uu kaga qaybgalay Waddanka Taiwan

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed [Xaglotoosiye] oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Ingiriiska Danjire Cali Aden Cawaale aya manta dalka dib ugu soo labtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed [Xaglotoosiye] oo uu weheliyo Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Ingiriiska Danjire Cali Aden Cawaale aya manta dalka dib ugu soo labtay.  waxaanay masuuliyiintu warbaahinta ugu warameen waxyaabihii ugu soo qabsoomay waddamada ay ay gaadheen oo uu ka mid yahay waddanka Taiwan waxaana soo dhaweeyay Masuuliyiintaasi , Masuuliyiinta wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo Shaqaalaha Wasaaradaasi.


contact@afkashacabka.com