Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

0
Monday February 17, 2014 - 16:38:27 in by Super Admin
  • Visits: 1497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

    Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Video: Nin Shiine Ah Oo si badheedh ah Jacaylkiisi Bullaacad Ugu Riday, Halkaas Oo Ay ku dhowaad 60 Saacadood Dhex Xarbiyaysay

Beijing, (Afkashacabka)Nin Dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa saaxiibadii ku riday, bulaacad ku taala jidka ugu wayn magaalada uu ku nool yahay, waxaanay gabadhaas oo gunta ugu dhacday muddo lixdan saacadood ah la xarbiyaysay, sidii ay nafteeda u badbaadin lahayd, ka hor intaanay dadkii jidka marayay maalintii sadexaad codkeeda ka dhex maqal bulaacadaas.

 

Muuqaalka markii uu ninkaasi shirqoolka u dhigayay saaxiibadii iyo markii laga soo badbaadiyay oo labadaba ay sawirtay mid ka mid ah kamaradaha jidkaas ku yaalay, waxa loo xidhay oo booliska dalkaasi u qabteen wiilkaas dhalinyarada ah halka gabadhiina la dhigay cusbitaal lagu dawaynayo.