Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Guud ee Balaha Cabdale Arab Suldaan Maxmed Ismaacil Folgaawe

0
Monday June 02, 2014 - 22:25:21 in by salman abdi
  • Visits: 2582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Guud ee Balaha Cabdale Arab Suldaan Maxmed Ismaacil Folgaawe

    Habnalyadani waxay ku socota Suldaanka Guud ee Balaha Cabdla Arab oo loo Dortay Suldaan Suldaan Maxamed Ismail Foolgawe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Habnalyadani waxay ku socota Suldaanka Guud ee Balaha Cabdla Arab oo loo Dortay Suldaan Suldaan Maxamed Ismail Foolgawe

Dhmaan Dadkan Hoos Ku  qoran oo kale jooga Dalka iyo Dibadiisa  waxa Hanbalyo aan lasoo koobi karin Hawada Umarinayaan suldaanka cusub ee ay doorteen Belaha Cabdla Arab  oo 5 Bisha lagu caleemo saari Doono Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxyna Dhamaan Dadkani layahiin ilahay Xilka Ku fudeede noqo ki Hormar Gaadhsiya kana soo baxa Xilka wayn ee Loo Igmaday

Hooyo Xaali Ismail Ducaale iyo caruurteda o kala ah
 Jamal Ismail Jamac Foolgawe iyo caruurtisa
 Yoonis Jamaal Ismail
 Yaxye Jamaal Ismail
 Bixi Jamaal Ismail
 Ayaan Ismail Foolgawe iyo carurteda
Khadija Kooshin
 Xaali kooshin iyo Odeyogeda
 Hoodo Ismail Foolgawe iyo carurteda
 Daariq Cabdiraxman Khaalid Cabdiraxman Ahmed Cabdiraxman Hibaq Cabdiraxman Huda Cabdiraxman iyo odeyigeda