Boqorkii Dalka Spain Oo Is Casilay Iyo Sababha Is casilaadiisa

0
Tuesday June 03, 2014 - 08:39:12 in by Super Admin
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorkii Dalka Spain Oo Is Casilay Iyo Sababha Is casilaadiisa

    Boqorkii dalka Spain Juan Carlos, ayaa 39-sanadood oo uu boqor ka ahaa dalkaas kadib , isku casilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorkii dalka Spain Juan Carlos, ayaa 39-sanadood oo uu boqor ka ahaa dalkaas kadib , isku casilay

 fadeexado musuq maasuq oo qoyskiisa hadheeyay iyo xanuun gabowna u raacay oo isaga asiibay, waxaanu sheegay inuu Taajka boqortooyada dalkaas ku wareejinayo wiilka uu dhalay ee Amiir Felipe oo isagu ahaa qofka dhaxalka leh.


Boqorkan oo dalkaas loo doortay sanadkii 1975-kii, markii xukunkii digtaatooriga ahaa dalkaas ka dhamaaday, waxa uu ahaa boqor aad loo jecel yahay, laguna tilmaansado dimuqraadiyada uu dalkiisa gaadhsiiyay iyo horumarka, hasa yeeshee waxa boqorka qoyskii lagu eedeeyay wakhtiyadii u danbeeyay musuq maasuq baahsan iyo wax is daba marin, taas oo loo malaynayo in boqorku si uu boqortooyada u badbaadsho awgeed uu isu casilay.




contact@afkashacabka.com