Daawo: Duqayn Xoogan Oo Loo Gaystay Magaalada Bengazi ee waddankaasi Libya

0
Tuesday June 03, 2014 - 09:24:28 in by Super Admin
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Duqayn Xoogan Oo Loo Gaystay Magaalada Bengazi ee waddankaasi Libya

    Khasaare balaadhan oo naf iyo maalba leh ayaa ka dhashay, duqayn cirka iyo dhulkaba ah oo uu magaalada Benghazi ku qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaare balaadhan oo naf iyo maalba leh ayaa ka dhashay, duqayn cirka iyo dhulkaba ah oo uu magaalada Benghazi ku qaaday

taliye hawl gab ah oo hore uga tirsanaan jiray, ciidamada dalka Libya, kaas oo dhawaan ku dhawaaqay koox ama ciidan hubaysan oo lagu magacaabo, Badbaadinta Sharafta Libya.


Abaanduulahan oo lagu magacaabo, Major General Haftar, waxa ciidamadiisu duqeeyeen saldhigyo ay xoogagii taageeray kacdoonkii Qadaafi lagu riday ku leeyihiin magaaladaas, kuwaas oo intooda badani ku xidhay kooxaha islaamiyiinta ah ee ururka Alqaacida xidhiidhka la leh, weerarada taliyahan ayaa aragtiyo kala duwan laga qaatay, oo dadka qaarna soo dhaweeyeen qaarkoodna ku tilmaameen inqilaab kale oo lagula kacay xukuumadii dhexe ee dalkaas oo awalba tamar darnayd.



contact@afkashacabka.com