Maxaa kugu fiican in wax aad ka hesho wadan shisheeye iyo Aadoo jooga wadan,kaaga dhexdiisa? W/Q Nimco Baashe Cabdi

0
Tuesday June 03, 2014 - 12:25:15 in by Super Admin
  • Visits: 1338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kugu fiican in wax aad ka hesho wadan shisheeye iyo Aadoo jooga wadan,kaaga dhexdiisa? W/Q Nimco Baashe Cabdi

    dhalinyaradeenii intii u badneyd way tahriibeen si ay u tagaan wadamada caalamka waxay doonayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhalinyaradeenii intii u badneyd way tahriibeen si ay u tagaan wadamada caalamka waxay doonayaan


 iney tagaan Yurub iyo qaradaha ka shisheeye  balse inta tahriibtay inta dalka joogta yaa badan haday dhalinyaradaa mid walba hamiga uu leeyey gaadho dalka iyo dadka wax ma u soo kordhinayaa marka la eego dhalinyaradeenii waxay ku foofeen wax la yidhaa Aafada Tahriibka marka la qiyaaso inta tahriibtay iyo inta wax barata ama shaqeysa ee dalka joogta  %100 waxaa badan inta tahriibtay intiina balse intaasina waxay u qeyb sameen sadex meelood  way yaryiin kuwa gaadhay himiladii iyo hiigsigii ay lahaayeen balse waxayna  illoweyn inta ka soo go,day iyo dhibka faraha badan ee ay soo mareen  waa halkaa waxaa dhibka u wayni haysataa kuwa jeelasha ugu baqtiyaaya macaluusha waa dad marna la garaaco  marna lagu xidho qol madow inta dhimatay hadalkooda daa inta saxaraha ku naf beeshay ee tobonaan halyay.yiina iyo tidcan timo hadhaalay oo quus lagu waayay iyadoo illmo taabtay dhabanka  ehelkoodii waxaa ka sii daran dadka la adoonsaday sidii xoolihii waxaa jira hablo la iska haysta kuwona lugaha laga xidhay waxaana meesha ka maqney wiilasha sidii jaariyadaha weelka u xala guumayste aan u diir naxayn dhalinyaradaa inta badan umay tahriibin in ay xiisaynayaa yurubtaa balse waxay u tahriibeen inay wax u soo kordhiyaan dadkooda iyo dalkooda waxay rabaan in hadhow la yidhaa inanti hablaayo ama inankii habal waxa uu ka imanayaa dibada isagoo wax soo bartay oo soo shaqeystay hada waa maal qabeen wayn  oo meel walba laga  yaqaan Magaaladaa wuxuu ka dhistay sadax fooq oo aad u dhaadheer qof walba waa taa ta uu  u tahriibayaa oo uu u marayaa waxaa oo dhibaato ah hadba waad arkeysaan halka ay marayso xaalada tahriibka dhalinyaroy halaga tigtoonaado inaad ku dhaqaadaaan Aafada Tahriibka



Wq:Nimco Bashe Cabdi