Hambalyo Meherka Aasiya saleeban ismaciil iyo Ayaanle cali cabdi

0
Tuesday June 03, 2014 - 15:20:36 in by Super Admin
  • Visits: 2341
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka Aasiya saleeban ismaciil iyo Ayaanle cali cabdi

    Weriyaasha Togdheer, Masuliyiinta iyo hawlwadeenada Shebekedda Afkashacabka.com Waxay Tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan Meherka Aasiya saleeban ismaciil iyo Ayaanle cali cabdi oo meherkoodu ka dhacay Burco Waxanu lenahay Noqda kuwi isku w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weriyaasha Togdheer, Masuliyiinta iyo hawlwadeenada Shebekedda Afkashacabka.com Waxay Tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan Meherka Aasiya saleeban ismaciil iyo Ayaanle cali cabdi oo meherkoodu ka dhacay Burco Waxanu lenahay Noqda kuwi isku waara aqalkiinana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo aamiin Aaamiin