GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO ANSIXIYEY XEERKA XABSIYADDA SOMALILAND

0
Tuesday June 03, 2014 - 17:32:21 in by Super Admin
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO ANSIXIYEY XEERKA XABSIYADDA SOMALILAND

    Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey Xeerka Xabsiyada. Xeerka oo mudo horyaalay ayaa wax ka badal iyo kaabis ku sameeyay Goluhu,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey Xeerka Xabsiyada. Xeerka oo mudo horyaalay ayaa wax ka badal iyo kaabis ku sameeyay Goluhu,

waxaana maanta uu cod gacan taag ah ku ansixiyey xeerkaasi.

Fadhiga oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro waxaa ka soo xaadiray 47 mudane. 

Xeerka jeelasha cod loo qaaday waxaa ogolaaday ansixintiisa 42 mudane, hal mudane ayaa diiday,3 mudane ayaa ka aamusay, gudoomiyuhuna ma codayn, waxaana sidaasi ku ansaxay Xeerka Xabsiyada Somaliland.



contact@afkashacabka.com