Daawo: Wasiirka Kalluumaysiga JSL oo ka jawaabay hadal Dawladda Djibouti ku sheegtay inay dhinaca somaliland ka soo galeen Dadkii Qarxiyey Waddankasi Djibouti

0
Wednesday June 04, 2014 - 09:55:32 in by Super Admin
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Kalluumaysiga JSL oo ka jawaabay hadal Dawladda Djibouti ku sheegtay inay dhinaca somaliland ka soo galeen Dadkii Qarxiyey Waddankasi Djibouti

    Wasiirku wuxu sheegay inu Waddanka Djibouti mar uu booqasho ku tegey u gudbiyey Tacsi uu madaxweynaha Somaliland uga siday waddankasi oo uu kaga tacsiyadaynayo dadku ku dhintay qaraxyadaasi, isago xusay inu kulamo la yeeshay wasiiro ka tirsan xukumad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku wuxu sheegay inu Waddanka Djibouti mar uu booqasho ku tegey u gudbiyey Tacsi uu madaxweynaha Somaliland uga siday waddankasi oo uu kaga tacsiyadaynayo dadku ku dhintay qaraxyadaasi, isago xusay inu kulamo la yeeshay wasiiro ka tirsan xukumada Djibouti oo uu kala hadlay arrimaha dhinaca maraakiibta sharci darrada ah uu xuduuda badaha labada dal


contact@afkashacabka.com