Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

0
Wednesday June 04, 2014 - 17:00:48 in by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

    Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Cadaaladda Oo Garsoorayaal Tiro Badan shaqadii Ka Caydhiyey Wa maxay Sababtu?

Fadhi ay shalay yeesheen guddida cadaaladda Somaliland waxa si buuxda shaqdii ay ugaga eryeen 23 garsoore oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.


Sidoo kale, Waxa lagu soo waramayaa in isku shaandhayn ay ku sameeyeen qaar ka mid ah garsoorayaasha iyo guddoomiyayaasha maxkamadaha, kadib markii guddida cadaaladdu ku soo samaysay qiimayn. Isbedelka garsoorayaasha maxkamadaha ayaa soo noq noqotay, hase yeeshee waxa isa soo taraysa kalsoonida ay dadweynuhu ku qabaan cadaaladooda.


Guddida cadaaladda ayaa lagu dhaliilaa in aanay waxba ka qaban in ay ku shaqeeyssn xeer hoosaadka anshaxa iyo anshax marinta, si loo yareeyo cabashada ka taagan garsoorka.


Kiisaskaas ay xukuumaddu diiday fulintooda illaa hada xal kamay gaadhin xukuumadda iyo garsoorkuba.





Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com