Xaalada Gobolka Sool OO Kacsan Iyo Warkii Ugu Dambeeyey Magaalada Laascaanood

0
Sunday September 04, 2016 - 19:38:33 in by Burco Office
  • Visits: 1828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Gobolka Sool OO Kacsan Iyo Warkii Ugu Dambeeyey Magaalada Laascaanood

    Wararka Naga soo gaadhaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa sheegaya in Wali Kacsan Thaya Magaaladu Caawa Kadib Markii maanta iska hor imaad dhex maray ciidamada booliska magaalada laascaanood iyo bulshada magaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga soo gaadhaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa sheegaya in Wali Kacsan Thaya Magaaladu Caawa Kadib Markii maanta iska hor imaad dhex maray ciidamada booliska magaalada laascaanood iyo bulshada magaalada.

Waxaana iska hor imaadkani dhashay sida naloo sheegay kadib markii ciidamada boolisku ay dileen wiil dhalinyaro ah taaso oo aan ilaa hadda la garanayn sababta dhalisay dilkan,waxaana arinkaasi ka gadooday shacabka magaalada iyada oo ay shacabka magaaladuna sida la shegay ay weerar ku qadeen xarumaha ciidamada magalada laascanod.

 

Caawa Jawiga Guud EE Magaalada Laascaanood Baa Ah Mid Aad U Kacsan