
Gudoomiyaha Togdheer Oo Soo Dhawayay Heshiiska Dp Word Iyo Xukumada Somaliland Oo Qalinka Lagu Duugay
Sacad Ka Hor Ayaya Ahayd Markii Xukumada Somaliland Iyo Shirkada Maalgalinaysa Dekada Dp Word Heshiis Rasmiya Qalinka Lagu Wada Duugay Ayaa Waxa Si Baladhan Ugu Hadlay Heshiiskaasi Soona Dhawayay Badhasabka Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahim Aadan Qabyo Tire Waxana Ku Tilmaamay Heeshis Tarikhiya Oo U Soo Hoyatay Somaliland Tani Iyo Intii Ay Jirtay Somaliland,
Badhasabka Oo Amuurahasi Ka Hadlayaa Ayaa Waxa U Idhi”Waxa Aan Ku Faraxsanahay Heshiiskii Ugu Baladhnaa Ee Abid Intii Ay Somaliland Jirtay Qalinka Lagu Duugo Oo Mardhawayd Qalinka Lagu Duugay Taas Oo Ah Shirkada Dp Worl Ee
Badhasabka Qabyotire Ayaa Noqanaya Masuulkii Ugu Horayay Ee Heshiskan Rasmiga Ee Goordhawayd Qalinka Ku Duugeen Xukumada Somaliland Iyo Shirkada Maalgalinaysa Dekada Berbera Ee Dp Word.Badhasabka Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Ku Tilmaamay Heshiiskan Maanta Qalinka Lagu Duugay Inay Tahay Hormar Baladhan U Soo Hoydatay Somalailand Ugna Baaqay In Bulshadu Soo Dhawayso Waxana U Sheegay Inuu Ku Faraxsan Yahay Heshiiskaasi Una Soo Dhawaynayo Ka Badhasaab Ahaan”Adeero Heeshiskani Waxa U Ka Mid Yahay Talabada Hormarineed Ee Dalkeena Somaliland Ku Talaabsatay Waxana Dadaalkeeda Ku Suntan Xukumada Axmed Silaanyo Waxana Si Kal Iyo Laaba Usoo Dhawaynayaa Heshiiskan Dp World Iyo Xukumada Somaliland Qalinka Ku Wada Dugeen Waxana Ugu Baqaya Bulshada Somaliland Inay Soo Dhaweeyaan Heshikaasi Oo Soo Gabagabaysamay” Ayuu Ku Soo Afmeeray
Gudoomiyaha Togdheer Oo Soo Dhawayay Heshiiska Dp Word Iyo Xukumada Somaliland Oo Qalinka Lagu Duugay
Burco(AFKA)Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabyotire Oo Si Baladhan U Soo Dhawayay Heeshkii Shirkada Maalgalinaysa Dekada Berbera Ee Dp Wold Iyo Xukumada Somaliland Oo Gordhawayd Qalinka Lagu Duugay,