Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Kamida Hargaysa Ayaa Baaq Adag U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

0
Friday September 09, 2016 - 11:46:34 in by salman abdi
  • Visits: 694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Kamida Hargaysa Ayaa Baaq Adag U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

    Hargeisa(AFKA)Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Magaalada Hargaysa Ayaa Baaq Qaylodhaan Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(AFKA)Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Magaalada Hargaysa Ayaa Baaq Qaylodhaan Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland
Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Xaafadaha Magaalada Hargaysa Ayaa Baaq Qaylodhaan Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Oo Ay Ku Sheegeen Inuu Kazoo Gaadho Koox Isku Soo Bahaysatay Isla Markaana Ku Dul Iibsatay Dhul Ay Deganayeen

Dadkan Masaakiinta Ah Waxaa Ay Sidoo Kale Baaq U Direen Gudoomiyaha Maxkamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Ay Ka Codsadeen Inuu Ka Noqdo Ogolaanshaha Dhulkaasi Oo La Siiyay Dad Aan Lahayn Isla Markaana Rabash Abuuri Kara Hadiui Aan Si Degdeg Ah Wax Looga Qaban Waa Siday Hadalka U Dhigeene

Gudoomiyaha Xaafada ,Cali Cumar Axmed Iyo Maxamuud Cumar Cabdilaahi Oo Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidanka Qaranka Ee Jiida Hore Ayaa Iyaguna Baaq U Diray Taliyaha Ciidasnka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani Oo Ay Ka Codsadeen Inuu Wax La Qabto Qoysaskooda Dhibaataysan