Xisbiga WADANI oo So Dhoweyn aan Caadi ahayn saaka usamaynaya Xubno Dhowan iska casilay Xisbig UCID oo sheegtay Xilal aan jirin

0
Saturday September 10, 2016 - 08:41:10 in by salman abdi
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADANI oo So Dhoweyn aan Caadi ahayn saaka usamaynaya Xubno Dhowan iska casilay Xisbig UCID oo sheegtay Xilal aan jirin

    Burco(AFKA) Waxaa Saaka Magaalada Burco Lagu Qabanayaa Munaasibad Xisbiga Waddani Uu Ku Soo Dhawenayo Xubno Dhawaan Iska Casiley Xisbiga Ucid Oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA) Waxaa Saaka Magaalada Burco Lagu Qabanayaa Munaasibad Xisbiga Waddani Uu Ku Soo Dhawenayo Xubno Dhawaan Iska Casiley Xisbiga Ucid Oo

 

 

 

 

La Sheegey Inaaney Xilal Ka Hayn Xisbigaasi Waxaana Munaasiabdan Ka Soo Qayb Galayaa Masuulinyint Heer Qaran Ah Ee Xisbiga Wadani oo Ilaa Xalay Ku Soo Qulqulaayey Magaalada Burco,Haddaba Markiii Xubnahaasi Iska Casileen Xisbiga Ucid Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheeer Ee Xisbiga Ucid Iyo Masuliyiin Kale Oo Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegey Inaanay Xubnaaasi Qaar Kood Kamida Ahayn Xisbiga Oo Aaney Xilal Ka Hayn Xisbiga Marka Laga Reebo Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyaha Garabka Dhalinyrada Waxaanay Ku Tilmaameen Mid Ayaan Daro Ah Waxaanu Yidhi Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdher "Intey Yimaaden Ama Tey Talo Aaney Lahayn Sheegteen Yidhaahdeen Waan iscasilney Anagoo Xisbiga Ka Tirsan Waa Wax aad Iyo Aaad Looga Yaabo Laga xishoodoā€¯ ayu yidhi guddomiyaha xisbiga UCID ee GobolkTogdheer

 

Qabanqaabda So dhoweynta Xisbiga Wadani u samaynayo Xubnahan Hore looga caydhiyey xilalka ay sheegteen dhowaan inay iska casileen ee xisbiga UCID ayaa tan iyo xalay laga dareemayey Magaalada, iyadoo badankoodu markii hore ba kamid ahaa taageryaasha qarsoon ee xisbiga WADANI, balse munsaibad tano kale ah iyo waxooga kharash iyo xilal ah kaga ruxanayey xisbigaas kubiiritankii xisbiga UCID iyo Xilalka anaay hayn ee ay sheegteen, waxa se xusid mudan in xubnahan saka lo samynayo so dhoweynta anu ku jirin gudomiyekuxigenki ay sheegeen masuliyiinta UCID inu ahaa masuulka runta ka sheegay xilkiisa balse ay yihiin dhammaan kuwa kale kuwa madaxda xisbiga UCID caddeyeen inaanay xisbiga wax xilal ah ka haynin , kuwasoo saaka ujeedkoodi u weyna ku guuleystay.